Ciidamada Xoogga dalka oo qabtay nin qirtay inuu Sh/hoose ka fuliyey qaraxyo badan

Taliska ciidamada xoogga dalka ee degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo bandhigay dagaalyahan ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal qorsheysan. Dagaalyahan ayaa koooxda Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka miinooyinka, waxaana la qabtay xilli uu doonayey inuu soo gaaro magaalada Muqdisho sida ciidamadu sheegeen Ninkan ayaa qirtay inuu fuliyay qaraxyo uu ku kala aasay … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo qabtay nin qirtay inuu Sh/hoose ka fuliyey qaraxyo badan